{"type":"rich","version":"1.0","provider_name":"Transistor","provider_url":"https://transistor.fm","author_name":"Irmaan","title":"S1 E5: Irmaan | Sirta Domain-ka .SO: Ciise Guuleed oo Ka Hadlay HP, 11 Bilyan, Farmaajo & Eurosom","html":"<iframe width=\"100%\" height=\"180\" frameborder=\"no\" scrolling=\"no\" seamless src=\"https://share.transistor.fm/e/051b13c8\"></iframe>","width":"100%","height":180,"duration":5455,"description":"Wareysi Xiisa leh oo Dr. Ciise Guuleed kala hadlayo sheekooyin badan oo dadku isweydiin jireen—yaa lahaa doorka Domain-ka .SO? Maxaa ka jira 11 bilyan? Maxaa dhex maray isaga iyo Farmaajo? Sidee ayuu ku galay HP? AI-se ma beddeli kartaa mustaqbalka Soomaaliya?\nWareysigan waxaad ku ogaan doontaa taariikh, sirar, khibrad caalami ah, siyaasadda Soomaaliya, data, AI, Eurosom, iyo sababta tiknoolajiyaddu muhiim ugu tahay jiilka cusub.\n🔔 Haddii aad ka heshid barnaamijkan, fadlan SUBSCRIBE dheh, LIKE-na saar, si aad u heshid wareysiyada dambe ee muhiimka ah!\nTimecode:\n00:00 hordhac\n02:10 Taariikhda Ciisa Guuleed iyo Domain-ka .so\n12:48 Sameystee Sophia iyo Doorkii Ciise Guuleed, ku biiristii HP\n18:20 11bilyan maxaa ka soo gaaray Ciise?\n24:20 HP ka dib intee ayuu aaday?\n27:11 Domain-ka .so sidee ayuu ku wareejiyay?\n31:38 maxaa dhex maray Cise iyo Farmaajo?\n50:54 Eurosom iyo safarkii Muqdisho ay ku timid\n58:05 sidee loo soo dhaweeyay Shirkadda?\n1:02:00 Qabyaaladda malagu xalin karaa AI?\n1:05:58 Barashada AI ee siyaasiyiinta\n1:08:27 caqabadaha ay suuqa kala kulantay Eurosom\n1:13:44 ilaa intee ayay Eurosom Data hayn kartaa?\n1:18:33 meeqa meel ayay data ku haayaan?\n1:22:10 Maxaa ku dhaliyay in ay dadka baraan AI iyo Tiknoolajiyadda?\n1:26:00 Gabagabo\n#CiiseGuuleed #Somalia #DotSO #AI #Farmaajo #HP #Eurosom #SomaliPodcast #Tiknoolajiyad","thumbnail_url":"https://img.transistorcdn.com/yMae5ds0q-nj-2NvOhEBeezEf23pWXKM9rjpbHIO1Yc/rs:fill:0:0:1/w:400/h:400/q:60/mb:500000/aHR0cHM6Ly9pbWct/dXBsb2FkLXByb2R1/Y3Rpb24udHJhbnNp/c3Rvci5mbS8yMjlk/ZGJjMWZiMjA5Mzkw/OTEwOTUxYzEwNTkx/NTc0ZC5wbmc.webp","thumbnail_width":300,"thumbnail_height":300}