{"type":"rich","version":"1.0","provider_name":"Transistor","provider_url":"https://transistor.fm","author_name":"Barbaarta","title":"Barbaarta Podcast S1EP3: Farshaxanka Soomaaliya, & Sida Xirfad Looga Dhigo Shaqo | Abdinasir (4C)","html":"<iframe width=\"100%\" height=\"180\" frameborder=\"no\" scrolling=\"no\" seamless src=\"https://share.transistor.fm/e/0d6cfedd\"></iframe>","width":"100%","height":180,"duration":7666,"description":"Barbaarta Podcast waxaa marti ku ah Abdinasir Abdikadir (4C), oo ah farshaxaniiste Soomaaliyeed. Wareysigan wuxuu kaga hadlayaa safarkiisa farshaxanka, sidii uu ku bilaabay, caqabadihii uu la kulmay iyo sida uu ugu beddelay hibadiisa shaqo iyo xirfad mid uu dhaqaale ka sameeyo.\n4C wuxuu sidoo kale ka warramayaa sida uu ku helay qalabkii ugu horreeyay ee farshaxanka, dadkii garab istaagay, sida uu kalsoonida bulshada u kasbaday iyo kaalinta baraha bulshada, gaar ahaan TikTok, ay ka qaateen kobaca shaqadiisa.\nWareysiga waxaa si qoto dheer loogu falanqeynayaa xaaladda farshaxanka Soomaaliya, fahamka ay bulshada iyo ganacsatadu ka haystaan, fursadaha dhaqaale ee ku jira, iyo farqiga u dhexeeya farshaxanka Soomaaliya iyo dalal uu booqday sida Kenya iyo Talyaaniga.\n📌 Qodobada ugu Muhiimsan ee Wareysiga:\n• Sida farshaxanka dhaqaale looga sameeyo\n• Caqabadaha farshaxan-yahannada Soomaaliyeed\n• Fahamka ganacsatada ee farshaxanka\n• Sida loo dhiso kalsoonida macaamiisha\n• Safarkiisa Kenya iyo Talyaaniga\n• Paint & Coffee Night iyo Raadadka Fanka\n• Shaqo la’aanta dhalinyarada Soomaaliyeed\n• Talooyin uu siinayo dhalinyarada jecel farshaxanka\n• Saddexda arrimood ee muhiimka u ah qofka farshaxan-yahanka ah\n🔔 Haddii aad ka heshid barnaamijkan, fadlan SUBSCRIBE dheh, LIKE-na saar, si aad u heshid wareysiyada dambe ee muhiimka ah!\n#BarbaartaPodcast #DawanMedia #4C #AbdinasirAbdikadir #Farshaxanka #Somalia #SomaliArt\n#XasanSheekh #MiisaanPodcast  #Soomaaliya #Mogadishu #SiyaasaddaSoomaaliya #Doorashooyinka #Dastuurka\nTime Code:\n00:00 Hordhac\n01:39 Waa kuma 4C?\n03:26 Heerkiisa waxbarashada\n04:52 Bilowgiisa farshaxanka\n08:59 Goormee ayay farshaxannimadu u noqotay shaqadiisa?\n11:12 Yaa ka caawiyay qalabkii uu farshaxanka ku bilaabay?\n16:18 Helitaanka qalabka farshaxanka ee Soomaaliya\n17:10 Shaqadiisii ugu horreysay yuu la qabtay?\n28:14 Qeybaha loo qeybiyo shaqada farshaxanka\n30:09 Caqabadihii uu kala kulmay farshaxanka\n36:19 Sidee ayuu u dhisay kalsoonida ay dadku ku qabaan?\n39:04...","thumbnail_url":"https://img.transistorcdn.com/KIjhMCar31dbYl-UvnYhmxQ58r60mgGM64sJ0VfWEkI/rs:fill:0:0:1/w:400/h:400/q:60/mb:500000/aHR0cHM6Ly9pbWct/dXBsb2FkLXByb2R1/Y3Rpb24udHJhbnNp/c3Rvci5mbS9lZjRl/MTI3OTc0ODRhYzNi/OThhZGI0OTNiNDlj/Y2Y1ZC5wbmc.webp","thumbnail_width":300,"thumbnail_height":300}