{"type":"rich","version":"1.0","provider_name":"Transistor","provider_url":"https://transistor.fm","author_name":"Irmaan","title":"S1E10 Ganacsade Siyaasadda U Soo Wareegay: Hamiga Madaxweyne ee Cumar Fiqi | Irmaan Podcast","html":"<iframe width=\"100%\" height=\"180\" frameborder=\"no\" scrolling=\"no\" seamless src=\"https://share.transistor.fm/e/0e0b4d4b\"></iframe>","width":"100%","height":180,"duration":3012,"description":"Sidee ayuu Cumar Fiqi uga soo gudbay ganacsiga una galay siyaasadda, maxaase uu dalka ka beddeli karaa haddii uu madaxweyne noqdo?\nQaybtan Irmaan Podcast, Musharrax Madaxweyne Cumar Fiqi wuxuu kaga hadlayaa safarkiisa nololeed iyo ganacsi—laga soo bilaabo dib ugu soo laabashadiisii dalka iyo aasaaskii Human Care Diagnostics, keenistii bajaajtii ugu horreysay ee Muqdisho, dhismaha shirkadda Ogsajiin iyo kaalintii uu ku lahaa sifeynta biyaha nadiifka ah.\nWaxa kale oo uu sharxayaa sababta uu ganacsiga uga soo wareegay siyaasadda, waxa uu kaga duwan yahay musharraxiinta kale iyo muddada uu aaminsan yahay in lagu hirgelin karo isbeddel muuqda oo dalka ka dhaca.\nTime Code:\n00:00 Hordhac\n02:29 ka hor Ganacsiga kumu ahaa Musharax Fiqi\n03:26 dib ugu soo laabashii dalka iyo bilowgga Human Care Diagnostics\n07:47 Caqabadihii ugu adkaa ee shirkadda Human Care Diagnostics ay soo martay\n11:20 Bajaajti ugu horeysay ee Muqdisho la keeno\n17:58 Sameynta shirkadda Ogsajiin ee dalka iyo caqabadaha warshadeynta\n29:06 Sidee Musharax Fiqi ugu qeyb qaatay shrikadda sifeynta biyaha nadiifka ah\n31:34 Ganacsiga ilaa Siyaasadda sidee Cumar Fiqi ugu kala wareegay?\n39:01 maxuu musharax Fiqi ugu duwan yahay musharaxiinta kale\n43:30 Sanadaha uu u baahan yahay Musharax Fiqi isbedelka dalka\n48:00 Gabagabo\nBarnaamijka: Irmaan Podcast\nMartida: Musharrax Madaxweyne Cumar Fiqi\nMartigeliyaha: Abdullahi Salad\nSoo saarista: Dawan Media\n#IrmaanPodcast #CumarFiqi #DawanMedia #DawanTV #Ganacsi #Siyaasad #Soomaaliya","thumbnail_url":"https://img.transistorcdn.com/yMae5ds0q-nj-2NvOhEBeezEf23pWXKM9rjpbHIO1Yc/rs:fill:0:0:1/w:400/h:400/q:60/mb:500000/aHR0cHM6Ly9pbWct/dXBsb2FkLXByb2R1/Y3Rpb24udHJhbnNp/c3Rvci5mbS8yMjlk/ZGJjMWZiMjA5Mzkw/OTEwOTUxYzEwNTkx/NTc0ZC5wbmc.webp","thumbnail_width":300,"thumbnail_height":300}