{"type":"rich","version":"1.0","provider_name":"Transistor","provider_url":"https://transistor.fm","author_name":"Miizaan","title":"Somaaliya Maxay Uga Baahan tahay Wasaarad Koronto| Wareysi Wasiirka Korontada Cabdullaahi Bidhaaan","html":"<iframe width=\"100%\" height=\"180\" frameborder=\"no\" scrolling=\"no\" seamless src=\"https://share.transistor.fm/e/1fceacb8\"></iframe>","width":"100%","height":180,"duration":3036,"description":"Xalqadan Miizaan Podcast waxaa marti ku ah Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Soomaaliya, Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo sidoo kale ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka.\nBarnaamijka waxaa daadihinaya Cali Nuur iyo Xuseen Cabdi Aadan, waxaana lagu falanqeynayaa xaaladda korontada iyo biyaha Soomaaliya, doorka dowladda ee sharciyeynta shirkadaha gaarka loo leeyahay, sababta qiimaha korontadu weli u sarreeyo, mashaariicda solar-ka, qorshaha lagu dhimayo qiimaha korontada, iyo suurtagalnimada in Soomaaliya koronto ka soo iibsato Itoobiya.\nSidoo kale, wasiirku wuxuu ka hadlay mashaariicda biyaha, xaaladda biyaha Muqdisho, ceelasha magaalada laga saarayo, hoos u dhaca biyaha webiyada, iyo qorshaha wasaaradda ee biyo-gelinta magaalooyin badan oo dalka ah.\nQodobada ugu muhiimsan:\n00:00 – Teaser: Wasaaradda maxay qabataa?\n02:17 – Hordhaca Miizaan Podcast\n06:19 – 500 xarumood oo solar la geliyey\n15:39 – Qorshaha lagu dhimayo qiimaha korontada\n26:10 – Soomaaliya ma ka soo iibsan kartaa koronto Itoobiya?\n35:35 – Xaaladda biyaha Muqdisho\n48:54 – Wasiir mise Xildhibaan: Bidhaan muxuu dooran doonaa?","thumbnail_url":"https://img.transistorcdn.com/rVft4WqldSVfaL761JvrUns6Dq-7538YQAgl6Kan9Tk/rs:fill:0:0:1/w:400/h:400/q:60/mb:500000/aHR0cHM6Ly9pbWct/dXBsb2FkLXByb2R1/Y3Rpb24udHJhbnNp/c3Rvci5mbS9kODE0/NDNlYjRkOTE5MWRl/YTdkYjFmMzEwZTRh/ZDg0OC5wbmc.webp","thumbnail_width":300,"thumbnail_height":300}