{"type":"rich","version":"1.0","provider_name":"Transistor","provider_url":"https://transistor.fm","author_name":"Irmaan","title":"S1 E4: Maxaa laga soo maray dhismaha Dilek Somalia? Sheekada Mooska iyo Soomaalida | Irmaan Podcast","html":"<iframe width=\"100%\" height=\"180\" frameborder=\"no\" scrolling=\"no\" seamless src=\"https://share.transistor.fm/e/267db2f6\"></iframe>","width":"100%","height":180,"duration":1962,"description":"Dilek Somalia sidee ayay ku timid? Maxay kala kulmeen bilowgii dhismaha shirkadda? Sidee ayay maanta u shaqeysaa, shaqaalahana u qaadataa? Su’aalahan iyo kuwo kale oo badan waxaa Irmaan Podcast uga jawaabaysa Naciima Faarax Cabdi.\n📌 Qodobada ugu Muhiimsan ee Wareysiga:\n• Bilowgii iyo aasaaskii Dilek Somalia\n• Caqabadihii ugu adkaa ee ay soo mareen\n• Habka ay shaqaalaha u qaataan\n• Isbeddelka suuqa shaqada\n• Waxyaabihii ay ka barteen safarka Dilek Somalia\n• Af-Turki iyo doorkiisa Dilek Somalia\n• Sheekada xiisaha leh ee “Mooska” ee Dilek Somalia\n 🔔 Haddii aad ka heshid barnaamijkan, fadlan SUBSCRIBE dheh, LIKE-na saar, si aad u heshid wareysiyada dambe ee muhiimka ah!\n#DilekSomalia #IrmaanPodcast #NaciimaFaraxCabdi #DawanTV #ShaqooyinkaSomalia #GanacsigaSomalia #PodcastSomali\nTime code \n00:00 hordhac\n01:08 Dilek Somalia sidee ayay ku timid?\n06:18 Maxay kala kulmeen bilowga dhismaha Dilek Somalia?\n08:15 Caqabadi ugu adkeed inta ay Dilek Somalia\n10:30 Sidee Dilek Somalia hadda u shaqeysaa?\n14:20 Sidee Dilek Somalia Shaqaalaha u qaadataa?\n18:23 Suuqa shaqada maxuu ka badalay?\n20:00 Dilek Somalia Maxaa lagu bartay?\n23:24 Af Turki malooga hadlaa Dilek Somalia?\n25:18 Sheekada Mooska ee Dilek Somalia\n29:25 Gabagabo","thumbnail_url":"https://img.transistorcdn.com/yMae5ds0q-nj-2NvOhEBeezEf23pWXKM9rjpbHIO1Yc/rs:fill:0:0:1/w:400/h:400/q:60/mb:500000/aHR0cHM6Ly9pbWct/dXBsb2FkLXByb2R1/Y3Rpb24udHJhbnNp/c3Rvci5mbS8yMjlk/ZGJjMWZiMjA5Mzkw/OTEwOTUxYzEwNTkx/NTc0ZC5wbmc.webp","thumbnail_width":300,"thumbnail_height":300}