{"type":"rich","version":"1.0","provider_name":"Transistor","provider_url":"https://transistor.fm","author_name":"Daryeel","title":"S1 E2: Dhiig-karka: Dilaaga Qarsoon ee Aan Calaamadaha Lahayn","html":"<iframe width=\"100%\" height=\"180\" frameborder=\"no\" scrolling=\"no\" seamless src=\"https://share.transistor.fm/e/34091dc5\"></iframe>","width":"100%","height":180,"duration":74,"description":"Dhiig-karka waxaa inta badan loogu yeeraa “dilaaga qarsoon”, sababtoo ah qofku wuu qabi karaa muddo dheer isagoo aan dareemin calaamado muuqda. Haddana, haddii aan la ogaan ama aan la xakameyn, wuxuu sababi karaa dhibaatooyin culus oo caafimaad.\nXalqaddan Daryeel Podcast ee ka baxda Dawan, waxaan ku martiqaadnay Dr. Abdullahi Jamac Abib, dhakhtar ku takhasusay cudurrada guud iyo uur-ku-jirta, kana tirsan Cisbitaalka SIMAN.\nWaxaan ka hadleynaa waxa uu yahay dhiig-karka, dadka ugu nugul, sida lagu ogaan karo, qataraha ka dhalan kara haddii la iska dhago-tiro, iyo muhiimadda ay leedahay in qofku si joogto ah ula socdo caafimaadkiisa.\nTimecodes\n00:00 Hordhac\n02:11 Dilaaga Qarsoon: Dhiig-karka iyo xaaladihiisa\n05:36 Sidee qofka qaba dhiig-karka ku ogaan karaa?\n08:50 Yaa u nugul in uu ku dhaco dhiig-karka?\n12:46 Sidee looga hortagi karaa dhiig-karka?\n15:31 Maxay yihiin dhibaatooyinka dhiig-karka?\n20:45 Carruurta ma ku dhacaa cudurkan?\n22:35 Gabagabo\nHashtags\n#DaryeelPodcast #Dawan #DhiigKarka #Caafimaad #Somalia #SomaliHealth #DrAbdullahiJamacAbib #Hypertension #CaafimaadkaBulshada","thumbnail_url":"https://img.transistorcdn.com/7cKjU64dsb5QH4Iwa0ISjFwRPTNpizcngJGFUbeQz4Q/rs:fill:0:0:1/w:400/h:400/q:60/mb:500000/aHR0cHM6Ly9pbWct/dXBsb2FkLXByb2R1/Y3Rpb24udHJhbnNp/c3Rvci5mbS82YjJh/MzNhNzgxZWFhMmY5/M2UzNzUyY2NiMzNh/MzdiOS5wbmc.webp","thumbnail_width":300,"thumbnail_height":300}