{"type":"rich","version":"1.0","provider_name":"Transistor","provider_url":"https://transistor.fm","author_name":"Barbaarta","title":"S1 E1: Laga soo bilaabo YouTube-ka illaa Musharrax Madaxweyne.","html":"<iframe width=\"100%\" height=\"180\" frameborder=\"no\" scrolling=\"no\" seamless src=\"https://share.transistor.fm/e/3a901fa8\"></iframe>","width":"100%","height":180,"duration":5143,"description":"Ku soo dhawaada xalaqadii 1-aad ee barnaamijka Barbaarta oo ka baxa Dawan Media. Waxaan xalqadan ku martiqaadnay Cumeer Xasan, oo ah Youtuber caan ah, dhawaanna ku dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka madaxtinnimada Soomaaliya.\nCumeer waxa uu inala wadaagayaa sheekadii ka dambaysay caannimadiisa, caqabadihii uu wajahay, iyo sida uu u arko tartanka madaxtinnimada. Sidoo kale, waxa uu si qoto dheer uga hadlayaa fursadaha dhaqaale ee ku jira baraha bulshada iyo sida lacag looga sameeyo.\nWaxa aad ku baran doonto muuqaalkan:\nHalkuu ka bilowday: Bilowgii Cumeer Xasan iyo caqabadihii hor taagnaa.\nSiyaasadda: Sababta uu u go’aansaday inuu noqdo musharrax madaxweyne.\nDhaqaalaha Digital-ka: Qaabka dhabta ah ee lacagta looga sameeyo YouTube.\nGuusha: Cidda gacan ka siisay safarkiisa guusha.\nHosted by: Abukar Osman Gedi\nProduction:All rights reserved by Dawan Media.\n#Barbaarta #DawanMedia #CumeerXasan #SomaliPodcast #YouTubeSomalia #Somalia2026","thumbnail_url":"https://img.transistorcdn.com/KIjhMCar31dbYl-UvnYhmxQ58r60mgGM64sJ0VfWEkI/rs:fill:0:0:1/w:400/h:400/q:60/mb:500000/aHR0cHM6Ly9pbWct/dXBsb2FkLXByb2R1/Y3Rpb24udHJhbnNp/c3Rvci5mbS9lZjRl/MTI3OTc0ODRhYzNi/OThhZGI0OTNiNDlj/Y2Y1ZC5wbmc.webp","thumbnail_width":300,"thumbnail_height":300}