{"type":"rich","version":"1.0","provider_name":"Transistor","provider_url":"https://transistor.fm","author_name":"Miizaan","title":"S1 E7: Sanad Miyaa U Haray Dowladda? Wareysi Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka","html":"<iframe width=\"100%\" height=\"180\" frameborder=\"no\" scrolling=\"no\" seamless src=\"https://share.transistor.fm/e/3b154396\"></iframe>","width":"100%","height":180,"duration":4027,"description":"Dhaqan galka dastuurka Soomaaliya waa dood xasaasi ah oo meel adag mareysa, habraaca loo maray, xilliga uu dhaqan galaayo iyo su’aalo kale oo badan oo aan jawaab loo heynin ayaa dul hoganayo dastuurka.\nMuddo xileedka Dowladda dastuurka cusub waxa uu u bedalay 5 sano halka kii hore ay 4 sano ahayd, dowladda hadda muddadiida sii dhamaaneyso waxa ay aaminsan tahay inay waqtigoodu 5 sano noqday oo sanad kale u sii harsan yahay, balse mucaaradka waxay si duuduub ah u diidan yihiin wax ka bedelka dastuurka lagu sameeyay.\nDAstuurka wax laga bedelay waxaa ka farcamay shuruuc doorasho, iyo lagu dhisayo axsaab, taas oo ay doorasho qof iyo cod ah ka dhalatay, iyadana waxay abuurtay qalaalse siyaasadeed oo kale.\nWareysigaan oo aan la yeelanay Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka (GMDHD) Avv. Burhaan Aadan Cumar oo aan wax ka weydiinay:\n• Wada shaqeynta Guddiyada.\n• Madaxbanaanida guddiga\n• Habraaca dib u eegista\n• Habka wacyigelinta\n• Dastuurrada Dowlad Goboleedyada.\n• Miisaaniyadda Dib u eegista Dastuurka\n• Siyaasadeynta Dastuurka.\n• Dhaqangalka dastuurka.\nTimeline:\n00:00 Hordhac\n01:13 Shaqooyinka Guddiyada Dastuurka iyo Wasaaradda.\n11:24 Sidee guddiyada u wada shaqeeyaan?\n13:50 Kumeel Gaar Mise Qabyo?\n20:22 Heshiisyada Dastuurka lagu dhisay?\n26:56 Wacyigalin La’aan.\n31:31 Madax bannaanida Guddiga.\n38:01 Miisaaniyadda Dastuurka\n43:37 Dastuurrada Dowlad Goboleedyada.\n45:42 Dhaqangalka Dastuurka\n49:57 Siyaasadeynta Dastuurka\n55:07 Dastuurka Cusub iyo shuruucda Doorashada\n1:00:27 Mustaqbalka Wasaaradda Dastuurka.\n1:01:30 Gabogabo.","thumbnail_url":"https://img.transistorcdn.com/rVft4WqldSVfaL761JvrUns6Dq-7538YQAgl6Kan9Tk/rs:fill:0:0:1/w:400/h:400/q:60/mb:500000/aHR0cHM6Ly9pbWct/dXBsb2FkLXByb2R1/Y3Rpb24udHJhbnNp/c3Rvci5mbS9kODE0/NDNlYjRkOTE5MWRl/YTdkYjFmMzEwZTRh/ZDg0OC5wbmc.webp","thumbnail_width":300,"thumbnail_height":300}