{"type":"rich","version":"1.0","provider_name":"Transistor","provider_url":"https://transistor.fm","author_name":"Politiko 360","title":"S1E6 Politiko 360 | \"Talada dhexda dhig iyo ma dhigayo\" – doodda toddobaadkan.","html":"<iframe width=\"100%\" height=\"180\" frameborder=\"no\" scrolling=\"no\" seamless src=\"https://share.transistor.fm/e/3d0f7672\"></iframe>","width":"100%","height":180,"duration":2505,"description":"Toddobaadkan Politiko 360 waxaan ku falanqaynaynaa muranka doorashooyinka Soomaaliya: jadwalka doorashada ee guddiga, khudbadda Madaxweynaha ee ahayd \"talo dhexda la soo dhigaayo ma jirto,\" iyo digniinaha mucaaradka ee ku saabsan doorasho barbar socota (parallel process) oo dalka u horseedi karta laba madaxweyne iyo laba baarlamaan.\nBarnaamijka waxaa wada Alinur Salad, waxaana la falanqaynaya:\n• Xuseen Cabdi Aadan – tifaftiraha arrimaha doorashooyinka, Dawan Media\n• Maxamed Guure – Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda, Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya\nTime Code:\n00:00 Hordhac iyo martida barnaamijka\n02:32 Toddobaadkan: jadwalka doorashada ee guddiga iyo khudbadda madaxweynaha\n04:49 Digniinaha mucaaradka: warqadda Farmaajo iyo isbahaysiyada kale\n06:03 \"Talada dhexda la soo dhigo\" – yaa ah saamilayda siyaasadeed?\n10:05 Laba nooc oo mucaarad: xisbiyo diiwaangashan iyo musharrixiin\n13:43 Jadwalka doorashada iyo muddooyinka sharciga: ma shaqayn doonaa?\n18:28 Nidaamka doorashada iyo xaaladda Jubbaland & Puntland\n23:14 Xulashooyinka mucaaradka iyo khatarta \"parallel process\"\n27:53 Ma suurtagal baa doorasho barbar socota? Musharrixiinta iyo kursiga\n35:05 Cabsida colaadda, rajada wadahadallada November iyo gabagabo\nKa qayb qaado doodda: maxaad u malaynaysaa, ma la gaari doonaa heshiis doorasho? Fikirkaaga ku qor faallooyinka.\n👍 Like garee, la wadaag, oo subscribe garee si aadan u seegin qaybaha soo socda.\n📍 Subscribe: @dawan_tv\n💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka\n🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!\n🌐 https://www.dawan.so/\n🌐 https://www.dawan.africa\n🌐 https://www.bawaba.africa\n📱 Download Dawan App Today:\nhttps://onelink.to/5vv232\n#Politiko #Soomaaliya #DoorashadaSoomaaliya #Somalia #SomaliPolitics #Muqdisho #Siyaasad","thumbnail_url":"https://img.transistorcdn.com/HwMF3kBtkyaLIdO_qtNyF51tMQaAiPqtWrJTu2ehxHk/rs:fill:0:0:1/w:400/h:400/q:60/mb:500000/aHR0cHM6Ly9pbWct/dXBsb2FkLXByb2R1/Y3Rpb24udHJhbnNp/c3Rvci5mbS85NDg5/MzRjMmQ0ZjkxMDU3/M2ZjNjhiN2ZjMWIz/MjNlOC5qcGc.webp","thumbnail_width":300,"thumbnail_height":300}