{"type":"rich","version":"1.0","provider_name":"Transistor","provider_url":"https://transistor.fm","author_name":"Daryeel","title":"S1 E01: Tallaalka ma qasab baa mise waa ikhtiyaar? | Daryeel Podcast | Dawan Media","html":"<iframe width=\"100%\" height=\"180\" frameborder=\"no\" scrolling=\"no\" seamless src=\"https://share.transistor.fm/e/44c50ec3\"></iframe>","width":"100%","height":180,"duration":3779,"description":"Qaybtan Koowaad ee Daryeel Podcast, waxaan ku falanqaynaynaa xaaladaha caafimaad ee dalka iyo baahida loo qabo nidaam adag oo dhanka talaalka ah. Waxaan si qoto dheer u eegaynaa saddexda cudur ee sida aadka ah ugu faafa Soomaaliya iyo doorka waalidiinta ee ku aaddan badbaadinta ubadka.\nWaxa barnaamijka marti ku ah khubaro caafimaad oo aqoon durugsan u leh dhankan, kuwaas oo kala ah: Mohamed Abdullahi Omar (Qabiir dhanka talaalka ah oo ka tirsan WHO) iyo Ali Mohamed So’dal (Dhaqtar Caruurta ah).\nQodobada ugu waaweyn ee wareysiga:\nSaddexda Cudur ee ugu Faafista Badan:Maxay yihiin halisyada caafimaad ee ugu weyn ee wajahaya caruurta Soomaaliyeed maanta?\nMuhiimadda Talaalka:Ma qasab baa mise waa ikhtiyaar? Sidee buu talaalku u beddelaa nolosha ubadka?\nDoorka Waalidka:Maxaa la gudboon waalidiinta si ay caruurtooda uga badbaadiyaan xanuunada faafa?\nToddobaadka Talaalka Adduunka:Maadaama lagu jiro toddobaadka talaalka, maxay tahay farriinta loo dirayo bulshada?\nHaddii aad tahay waalid ama qof daneeya caafimaadka bulshada, ha moogaan qaybtan muhiimka ah si aad u hesho talooyin caafimaad oo xaqiiqo ku fadhiya.\n📌 Mawduucyada Muhiimka ah ee lagu gorfeynayo:\n Isbeddellada nidaamka caafimaadka ee dhanka talaalka.\nCaqabadaha hortaagan in la gaaro caruur kasta oo Soomaaliyeed.\nSaamaynta cudurada faafa ee mustaqbalka jiilka cusub.\n---\nDescription (English)\nIn this insightful episode of Daryeel Podcast, we explore the most critical health challenges facing children in Somalia today. Our experts analyze the prevalence of infectious diseases and the vital necessity of a robust national immunization system.\nJoining the discussion are Mohamed Abdullahi Omar, a vaccination expert from the World Health Organization (WHO), and Dr. Ali Mohamed So’dal, a renowned Pediatrician.\nKey Highlights Include:\nTop 3 Prevalent Diseases:Identifying the most widespread health threats to Somali children.\nVaccination Debate: Is it a choice or a necessity? Understanding the life-saving impact of...","thumbnail_url":"https://img.transistorcdn.com/7cKjU64dsb5QH4Iwa0ISjFwRPTNpizcngJGFUbeQz4Q/rs:fill:0:0:1/w:400/h:400/q:60/mb:500000/aHR0cHM6Ly9pbWct/dXBsb2FkLXByb2R1/Y3Rpb24udHJhbnNp/c3Rvci5mbS82YjJh/MzNhNzgxZWFhMmY5/M2UzNzUyY2NiMzNh/MzdiOS5wbmc.webp","thumbnail_width":300,"thumbnail_height":300}