{"type":"rich","version":"1.0","provider_name":"Transistor","provider_url":"https://transistor.fm","author_name":"Miizaan","title":"S1 E13: Muxuu Cumar Cabdirashiid ka yiri? Doorashooyinka, Puntland & Dastuurka","html":"<iframe width=\"100%\" height=\"180\" frameborder=\"no\" scrolling=\"no\" seamless src=\"https://share.transistor.fm/e/44d74425\"></iframe>","width":"100%","height":180,"duration":4886,"description":"Todobaadkan Miizaan Podcast, waxaa marti ku ah Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo si qoto dheer uga hadlay arrimaha siyaasadda Soomaaliya iyo mustaqbalka dalka.\nWareysigan, Cumar Cabdirashiid wuxuu kaga hadlay:\nWada-hadallada u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka\nKhilaafka dastuurka iyo doorashooyinka\nXaaladda Puntland iyo doorkeeda siyaasadeed\nArrinta Somaliland iyo loollanka istiraatiijiga ah ee Geeska Afrika\nSaameynta quwadaha shisheeye ee gobolka\nIyo su’aasha ugu weyn… Ma yahay musharrax madaxweyne?\nMartidu waxay si cad uga jawaabtay su’aalo badan oo bulshada Soomaaliyeed si weyn u hadal hayso, isaga oo bixiyay aragtiyo ku saabsan federaalka, dowlad-dhiska, iyo jihada siyaasadeed ee Soomaaliya.\nMartida:\n• Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke — Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, waxaa Daadihinaya Cali Nuur Salaad iyo Maxamed Ibraahim Fanax.\nTime Code:\n00:00 Hordhac\n01:53 Wadahadallada Dowladda iyo Mucaaradka\n05:59 Wax-ka-beddelka Dastuurka\n22:29 Madashu ma ka tirsan yihiin?\n24:32 Doorashooyinka\n30:21 Dhaqangelinta Dastuurka\n32:16 Yaa mucaarad ah?\n33:50 Wadahadallada hadda socda ma ku jiraan?\n34:54 Xiriirka kala dhexeeya Dowladda\n41:08 Puntland\n52:12 Hannaanka amniga ee uu soo bandhigay xilligii uu xilka hayay\n55:32 Juqraafi-siyaasadeedka Soomaaliya iyo aqoonsiga Somaliland\n01:10:31 Dhaleeceynta Trump ee Soomaalida\n01:13:05 Faragelinta beesha caalamka ee Soomaaliya iyo saameynta ay ku yeelan karto doorashooyinka\n📍 Subscribe:    / @dawan_tv\n💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka\n🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!\nhttps://www.dawan.so/\nhttps://www.dawan.africa\nhttps://www.bawaba.africa\n#MiizaanPodcast #DawanTV #CumarCabdirashiid #Somalia #Politics #Puntland #Doorashooyinka #Dastuurka #SomaliPolitics #podcast","thumbnail_url":"https://img.transistorcdn.com/rVft4WqldSVfaL761JvrUns6Dq-7538YQAgl6Kan9Tk/rs:fill:0:0:1/w:400/h:400/q:60/mb:500000/aHR0cHM6Ly9pbWct/dXBsb2FkLXByb2R1/Y3Rpb24udHJhbnNp/c3Rvci5mbS9kODE0/NDNlYjRkOTE5MWRl/YTdkYjFmMzEwZTRh/ZDg0OC5wbmc.webp","thumbnail_width":300,"thumbnail_height":300}