{"type":"rich","version":"1.0","provider_name":"Transistor","provider_url":"https://transistor.fm","author_name":"Irmaan","title":"S1 E2: Yaa Iska Leh New Muqdisho? Mashruuca Muqdishada Cusub.","html":"<iframe width=\"100%\" height=\"180\" frameborder=\"no\" scrolling=\"no\" seamless src=\"https://share.transistor.fm/e/52dc492e\"></iframe>","width":"100%","height":180,"duration":7782,"description":"Yaa iska leh New Muqdisho? Maxuu yahay Mashruuca Muqdishada Cusub? Sidee ayuu u shaqeyn doonaa maalgelintiisu, maxaase doorka Bangiyada Soomaaliya ku jira?\nQeybtaan Irmaan Podcast, waxaan ku wareysaneynaa Abdirahmaan Ali, oo si faahfaahsan uga hadlay fikradda New Muqdisho, xaaladda Bangiyada Soomaaliya, Mobile Money, maalgelinta mashaariicda, caqabadaha dhismaha, shaqo la’aanta dhalinyarada, iyo sida mashruucan uu qeyb uga noqon karo isbeddel dhaqaale iyo mid magaalo oo ka dhaca Soomaaliya.\nWareysigan wuxuu sidoo kale iftiiminayaa su’aalo muhiim ah oo ay dad badan is weydiinayaan:\nYaa iska leh New Muqdisho?\nSidee loo maalgelinayaa?\nImisa ayuu yahay halka share?\nMaxaa caqabad ku noqon kara mashruuca?\nBangiyada Soomaaliya heerkee ayay maanta marayaan?\nMobile Money faa’iido ma yahay mise caqabad?\nMashruucan ma abuuri karaa shaqooyin cusub?\nDaawo wareysiga oo dhan si aad u fahanto fursadaha, caqabadaha iyo mustaqbalka Mashruuca Muqdishada Cusub.\nTimecodes\n00:00 Hordhac\n02:00 Taariikhda Abdirahmaan Ali\n03:15 Xaalka Bangiyada Soomaaliya\n10:15 Heerka Bank-yada Soomaaliya halkee ayuu marayaa?\n14:38 Mobile Money: dhibaato miyaa mise faa’iido?\n25:15 Maxaa keena in lacagta cash-ka la isticmaalo?\n30:27 Maalgelinta Bank-yada ee mashaariicda\n36:02 Maxaa waaye fikradda New Muqdisho?\n49:44 Yaa la tartamaya New Muqdisho?\n53:03 Sidee ayay u kala horeeyaan dhismaha mashaariicda?\n1:02:00 Xalka iyo caqabadaha maalgelinta isbeddelka cimilada\n1:13:34 New Muqdisho iyo xalka shaqo la’aanta Soomaaliya\n1:24:40 Farqiga lacagta dhismaha iyo faa’iidada\n1:32:04 Imisa waaye halka share? Iyo maalgelinta\n1:45:57 Caqabadaha Mashruuca New Muqdisho\n1:57:07 Maxay ka baqaan dadka Soomaaliyeed?\n2:02:55 Maxaa iska beddelay filashada fikraddiisa?\n2:06:13 Gabagabo","thumbnail_url":"https://img.transistorcdn.com/yMae5ds0q-nj-2NvOhEBeezEf23pWXKM9rjpbHIO1Yc/rs:fill:0:0:1/w:400/h:400/q:60/mb:500000/aHR0cHM6Ly9pbWct/dXBsb2FkLXByb2R1/Y3Rpb24udHJhbnNp/c3Rvci5mbS8yMjlk/ZGJjMWZiMjA5Mzkw/OTEwOTUxYzEwNTkx/NTc0ZC5wbmc.webp","thumbnail_width":300,"thumbnail_height":300}