{"type":"rich","version":"1.0","provider_name":"Transistor","provider_url":"https://transistor.fm","author_name":"Miizaan","title":"S1 E11: Muxuu Xasan Sheekh ka yiri? Dhulka, Dagaalkii Muqdisho & Dowlad Goboleedyada | Miizaan","html":"<iframe width=\"100%\" height=\"180\" frameborder=\"no\" scrolling=\"no\" seamless src=\"https://share.transistor.fm/e/593563f5\"></iframe>","width":"100%","height":180,"duration":4882,"description":"Ku soo dhawaada xalqo gaar ah iyo wareysi xiiso leh oo ka tirsan Miisaan Podcast! Wareysigan oo ah kii ugu horreeyey ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, siiyo warbaahinta Soomaaliga intii uu xafiiska joogay muddada afarta sano ah ee termka labaad. waxaa daadaihinaya Cali Nuur Salaad iyo Xuseen Cabdi Aadan.\nMadaxweynaha ayaa si qoto dheer uga jawaabay su'aalo xasaasi ah oo ku saabsan xaaladda dalka, siyaasadda, amniga, iyo mustaqbalka Soomaaliya.\n---\n 📌 Qodobada ugu Muhiimsan ee Wareysiga:\nIskodhaca Mucaaradka iyo Amniga Caasimadda:Maxaa ka dhacay Muqdisho todobaadkii la soo dhaafay? Ma laga baaqsan karay fowdada, iyo waa kee cadowga dibadda ee dowladda ay farta ku fiiqayso?\nDastuurka iyo Doorashooyinka:Maxay ku kala duwan yihiin dowladda iyo mucaaradka? Madaxweynaha ayaa ka hadlay dib-u-eegista Dastuurka iyo qorshaha doorashooyinka \"Qof iyo Cod\" ah.\nXiriirka Somaliland iyo Arrimaha Geopolitika:Maxay tahay saameynta dhabta ah ee warkii sheegayay in Somaliland ay aqoonsatay Israel?\nMuranka Dhulka ee Muqdisho: Sidee loogu jawaabay eedeymaha ku saabsan in dowladda ay iibsanayso dhulka danta guud, maxayse tahay ujeeddada ka dambaysa nidaaminta jidadka?\nKheyraadka Dalka Shidaalka iyo Macdanta: Maxaa dowladda Turkiga loogu doortay baarista shidaalka badda Soomaaliya, loogana tagay shirkadihii waaweynaa ee Seven Sisters?\nDagaalka Al-Shabaab iyo Ciidanka Cirka iyo Badda: Halkuu marayaa gulufta dagaal ee dib u xoraynta dalka iyo dhismaha ciidammada casriga ah?\nXiriirka Mareykanka iyo Donald Trump:Maxay tahay saameynta khudbadaha madaxweyne Trump ee Soomaalida iyo xayiraadaha fiisaha?\n 🔔 Haddii aad ka heshid barnaamijkan, fadlan SUBSCRIBE dheh, LIKE-na saar, si aad u heshid wareysiyada dambe ee muhiimka ah!\n#XasanSheekh #MiisaanPodcast #CaliNuurSalaad #Soomaaliya #Mogadishu #SiyaasaddaSoomaaliya #Doorashooyinka #Dastuurka\nTime Code\n00:00 Hordhac\n03:28 Ammaanka\n25:57 Doorashooyinka\n34:57 Wadahadallada\n39:32 Dastuurka\n49:46 Aqoonsiga...","thumbnail_url":"https://img.transistorcdn.com/rVft4WqldSVfaL761JvrUns6Dq-7538YQAgl6Kan9Tk/rs:fill:0:0:1/w:400/h:400/q:60/mb:500000/aHR0cHM6Ly9pbWct/dXBsb2FkLXByb2R1/Y3Rpb24udHJhbnNp/c3Rvci5mbS9kODE0/NDNlYjRkOTE5MWRl/YTdkYjFmMzEwZTRh/ZDg0OC5wbmc.webp","thumbnail_width":300,"thumbnail_height":300}