{"type":"rich","version":"1.0","provider_name":"Transistor","provider_url":"https://transistor.fm","author_name":"Daryeel","title":"S1 E3: Maxaa Keena Xanuunnada Maanka iyo Is-dilka?","html":"<iframe width=\"100%\" height=\"180\" frameborder=\"no\" scrolling=\"no\" seamless src=\"https://share.transistor.fm/e/598bfaa1\"></iframe>","width":"100%","height":180,"duration":4243,"description":"Sidee bulshada Soomaaliyeed u aragtaa dadka la nool xanuunnada maanka? Maxaa qofka laga aaminsan yahay marka uu la kulmo dhibaato nafsi ah? Maxay tahay sababta mararka qaar dadka loogu geeyo cilaaj halkii loo raadin lahaa daaweyn caafimaad oo takhasus leh?\nXalqaddan 3-aad ee Daryeel Podcast, oo ka baxda Dawan Media, waxaa marti ku ah Dr. Abdifatah Haji Daud, Dhakhtar ku takhasusay Cilmi-nafsiga. Waxaa daadihineysa Dr. Ubah Farah Ahmed.\nWareysigan wuxuu diiradda saaraya caafimaadka maanka, fahamka bulshada, is-dilka, hurdo la’aanta, walbahaarka, qaadka, khamriga, iyo sida cudurrada nafsiga ah loogu baahan yahay in loola dhaqmo si la mid ah cudurrada jirka ku dhaca.\nTimecode\n00:00 hordhac\n01:53 Qiyaasaadka Caafimaadka Maanka\n10:36 qeybaha waalida ama caafimaadka dhimirka\n18:26 caalamadaha lagu garto Waalida\n26:24 Yaa ugu nugul cudurada dhimirka?\n32:31 Maxaa keenay in Soomaalida u uku bato cudurada maanka?\n40:35 Maxaa ka dhaxeeya cudurada dhimirka, Sixirka iyo jinka?\n48:19 Intee ayay la egtahay dadka isdila\n53:12 Qaadashada Daroogada iyo cudurka dhimirka maxaa ka dhaxeeya?\n1:00:40 Maxaa dhacaya hadii qofka laga daaweyn waayo Cudurada Maskaxda?\n1:02:44 Talada Dhaqtarka ee Cudurka dhimirka\n1:07:58 Gabagabo\n🔔 HA SEEGIN XALQADAHA SOO SOCDA\nRiix SUBSCRIBE oo daar  ogeysiiska (🔔) si aad ugu horrayso markaan\nsoo bandhigno martida xigta — siyaasiyiin, falanqeeyayaal, iyo  siyaasadda Soomaaliya.\n📍 Subscribe:    / @dawan_tv\n💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka\n🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!\nhttps://www.dawan.so/\nhttps://www.dawan.africa\nhttps://www.bawaba.africa\n━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━\n📲 NALA SOO XIRIIR\n🌐  Website:    https://dawan.so/\n📘  Facebook:   /DawanTV\n🐦  X/Twitter:  @DawanTV\n📸  Instagram:  @DawanTV\n🎵  TikTok:     @DawanTV","thumbnail_url":"https://img.transistorcdn.com/7cKjU64dsb5QH4Iwa0ISjFwRPTNpizcngJGFUbeQz4Q/rs:fill:0:0:1/w:400/h:400/q:60/mb:500000/aHR0cHM6Ly9pbWct/dXBsb2FkLXByb2R1/Y3Rpb24udHJhbnNp/c3Rvci5mbS82YjJh/MzNhNzgxZWFhMmY5/M2UzNzUyY2NiMzNh/MzdiOS5wbmc.webp","thumbnail_width":300,"thumbnail_height":300}