{"type":"rich","version":"1.0","provider_name":"Transistor","provider_url":"https://transistor.fm","author_name":"Irmaan","title":"S1 E6: Irmaan Podcast | Taariikhda Beeraha Soomaaliya: Maxaa Ku Dhacay Mooskii Soomaaliya?","html":"<iframe width=\"100%\" height=\"180\" frameborder=\"no\" scrolling=\"no\" seamless src=\"https://share.transistor.fm/e/65f90b12\"></iframe>","width":"100%","height":180,"duration":5714,"description":"Beeraha Soomaaliya waxay soo mareen marxalado kala duwan—laga soo bilaabo xilligii gumeysiga, dowladdii rayidka, kacaankii, burburkii dowladdii dhexe ilaa maanta.\nQeybtan cusub ee Irmaan Podcast, Cabdullaahi Salad waxaa marti u ah Maxamed Abiikar Axmed, Guddoomiyaha Ururka Qaranka Iskaashatooyinka Beeraha Soomaaliya.\nWaxyaabaha laga hadlay waxaa ka mid ah:\nTaariikhda beeraha Soomaaliya\nDoorkii Talyaaniga iyo gumeysiga\nBeerihii dowladdii rayidka iyo kacaankii\nDhoofintii mooska Soomaaliya\nDagaalkii Mooska\nSababaha hoos u dhaca wax-soo-saarka\nXaaladda maanta ee beeraha iyo dhoofinta\nDoorka iskaashatooyinka\nSababta bangiyadu u maalgelin waayeen beeraha\nQalabka beeraha iyo taageerada dowladda\nSida Soomaaliya u gaari karto isku filnaansho cunto\nQaybaha muuqaalka:\n00:00 Hordhac\n02:02 Taariikhdiisa waxbarasho iyo shaqo\n11:08 Beeraha Soomaaliya ka hor gumeysiga\n13:53 Xilligii gumeysiga Talyaaniga\n19:00 Dowladdii Rayidka iyo beeraha\n21:22 Kacaankii iyo horumarinta beeraha\n33:20 La wareegidda hantidii ajaanibta\n41:44 Korontada iyo horumarka beeraha\n44:12 Mooska Soomaaliya iyo burburkii dowladdii Militariga\n48:58 Dagaalkii Mooska Soomaaliya\n51:14 Wax-soo-saarka iyo dhoofinta wixii ka dambeeyay 2000\n1:10:38 Xaaladda maanta ee mooska iyo waxyaabaha la dhoofiyo\n1:13:50 Doorka iskaashatooyinka\n1:17:02 Bangiyada iyo maalgelinta beeraha\n1:21:22 Qalabka beeraha ee dowladda keentay\n1:26:45 Sidee loo gaari karaa isku filnaansho cunto?","thumbnail_url":"https://img.transistorcdn.com/yMae5ds0q-nj-2NvOhEBeezEf23pWXKM9rjpbHIO1Yc/rs:fill:0:0:1/w:400/h:400/q:60/mb:500000/aHR0cHM6Ly9pbWct/dXBsb2FkLXByb2R1/Y3Rpb24udHJhbnNp/c3Rvci5mbS8yMjlk/ZGJjMWZiMjA5Mzkw/OTEwOTUxYzEwNTkx/NTc0ZC5wbmc.webp","thumbnail_width":300,"thumbnail_height":300}