{"type":"rich","version":"1.0","provider_name":"Transistor","provider_url":"https://transistor.fm","author_name":"Miizaan","title":"S1 E3: Kamid Noqoshada Soomaaliya ee Bulshada Bariga Afrika EAC, Khasaare Mise Faa'ido?","html":"<iframe width=\"100%\" height=\"180\" frameborder=\"no\" scrolling=\"no\" seamless src=\"https://share.transistor.fm/e/6b966639\"></iframe>","width":"100%","height":180,"duration":4259,"description":"Bariga Afrika maanta waa goob ay isku dhex milayaan siyaasadda, dhaqaalaha, ganacsiga, amniga iyo istaraatiijiyadda gobolka. Laba sano kadib markii Soomaaliya ku biirtay East African Community (EAC), waxaa la isweydiinayaa: maxaa la gaaray? maxaa ka dhiman? halkee loo socda?\nXalqaddan Miizaan Podcast, waxaan si qoto dheer ugu falanqeynaynaa heerka isdhexgalka Soomaaliya iyo EAC, faa’iidooyinka iyo caqabadaha jira, iyo sida Soomaaliya uga faa’iideysan karto suuq ka badan 300+ milyan oo qof.\nMartida Gaarka ah:\n🎙 Cali Cumar (Cali Balcad) – Wasiir Dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, u qaabilsan Ururka Bariga iyo Bulshada Afrika.\nWuxuu si xirfadaysan uga hadlayaa:\n✔️ Heerka ay Soomaaliya ka marayso is-dhexgalka EAC\n✔️ Waxyaabaha u sahlaya iyo caqabadaha ku hor gudban xubinimada\n✔️ Xiriirka Somalia & dalalka Bariga Afrika\n✔️ Qorshaha mideynta sharciyada socdaalka, kastamka & dhaqaalaha\n✔️ Sida loo dhaqaajin karo ganacsiga, socdaalka, iyo fursadaha suuqa EAC\n✔️ Xaaladda Suudaan & Masar\n✔️ Tahriibka, socdaalka iyo iskaashiga amniga gobolka\nWareysiga waxaa qaaday:\n🎤 Mohamed Ibrahim Fanah\n🎤 Alinur Salaad\nMiizaan Podcast waxaa soo saara Dawan Media — madal loogu talagalay falanqayn qoto dheer, xog rasmi ah, iyo aragtiyo cilmiyeeysan oo ku saabsan arrimaha Soomaaliya & Bariga Afrika.\nHalkan ka ogow:\n➡️ Maxaa ka rumowday rajooyinkii ku biirista EAC?\n➡️ Halkee u marayaan qorshaha isdhexgalka dhaqaale & ganacsi?\n➡️ Maxaa ka dhiman si Soomaaliya u awooddo inay si buuxda uga dhex shaqeyso suuqa EAC?\n💬 Ku biir doodda oo nala wadaag aragtidaada.\n📍 Subscribe:  @dawan_tv\n💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka\n🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!\nhttps://www.dawan.so/​\nhttps://www.dawan.africa​\nhttps://www.bawaba.africa​","thumbnail_url":"https://img.transistorcdn.com/rVft4WqldSVfaL761JvrUns6Dq-7538YQAgl6Kan9Tk/rs:fill:0:0:1/w:400/h:400/q:60/mb:500000/aHR0cHM6Ly9pbWct/dXBsb2FkLXByb2R1/Y3Rpb24udHJhbnNp/c3Rvci5mbS9kODE0/NDNlYjRkOTE5MWRl/YTdkYjFmMzEwZTRh/ZDg0OC5wbmc.webp","thumbnail_width":300,"thumbnail_height":300}