{"type":"rich","version":"1.0","provider_name":"Transistor","provider_url":"https://transistor.fm","author_name":"Miizaan","title":"S1 E9: Maxaa Fashiliyay Shirkii Xalane? Wareysi Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Saalax Jaamac","html":"<iframe width=\"100%\" height=\"180\" frameborder=\"no\" scrolling=\"no\" seamless src=\"https://share.transistor.fm/e/7843c634\"></iframe>","width":"100%","height":180,"duration":7097,"description":"Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac oo todobaadkaan marti ku ah Miizaan Podcast oo Dawan Media ka baxay ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan wadahadalladii ugu dambeeyay ee dhex maray dowladda Federaalka ah iyo Madasha Mustaqbalka ee ka dhacay magaalada Mudisho.\nSaalax oo madaxweynaha ku wehliyay kulanka dhanka dowladda Federaalka ayaa faahfaahiyay waxyaabihii laga wada hadlay, qodobadii la isku mari waayay iyo waxyaabaha ay labada dhinac la soo shir tageen.\nSidoo kale wareysiga ayaa lagu falanqeeyay:\n1- Qabyo tirka Dastuurka\n2- Muranka doorashooyinka.\n3- Wadahadallada Somaliland.\nWareysiga waxaa qaaday Cali Xalane iyo Calinuur Salaad.\n🔔 HA SEEGIN XALQADAHA SOO SOCDA\nRiix SUBSCRIBE oo daar  ogeysiiska (🔔) si aad ugu horrayso markaan\nsoo bandhigno martida xigta — siyaasiyiin, falanqeeyayaal, iyo  siyaasadda Soomaaliya.\n📍 Subscribe:    / @dawan_tv\n💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka\n🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!\nhttps://www.dawan.so/\nhttps://www.dawan.africa\nhttps://www.bawaba.africa\n━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━\n📲 NALA SOO XIRIIR\n🌐  Website:    https://dawan.so/\n📘  Facebook:   /DawanTV\n🐦  X/Twitter:  @DawanTV\n📸  Instagram:  @DawanTV\n🎵  TikTok:     @DawanTV","thumbnail_url":"https://img.transistorcdn.com/rVft4WqldSVfaL761JvrUns6Dq-7538YQAgl6Kan9Tk/rs:fill:0:0:1/w:400/h:400/q:60/mb:500000/aHR0cHM6Ly9pbWct/dXBsb2FkLXByb2R1/Y3Rpb24udHJhbnNp/c3Rvci5mbS9kODE0/NDNlYjRkOTE5MWRl/YTdkYjFmMzEwZTRh/ZDg0OC5wbmc.webp","thumbnail_width":300,"thumbnail_height":300}