{"type":"rich","version":"1.0","provider_name":"Transistor","provider_url":"https://transistor.fm","author_name":"Irmaan","title":"S1 E8: Irmaan Podcast | Banaadiri Coffee: Dagaalkii Bunka, Ganacsi & Shaqo-Abuur, Ibraahim Ali Shido","html":"<iframe width=\"100%\" height=\"180\" frameborder=\"no\" scrolling=\"no\" seamless src=\"https://share.transistor.fm/e/967d13b3\"></iframe>","width":"100%","height":180,"duration":3336,"description":"Sidee ku bilaabatay Banaadiri Coffee, maxaase ka dambeeyay caqabadihii waaweynaa ee ay la kulmeen markii ay dib u bilaabayeen ganacsiga bunka Soomaaliya? ☕🇸🇴\nQeybtan Irmaan Podcast, waxaa marti ku ahaay Ibraahim Ali Shido, Maamulaha Banaadiri Coffee, oo si faahfaahsan uga sheekeynaya bilowgii Banaadiri Coffee, konteenarkii bunka ee caqabadda galay, “dagaalkii bunka”, tababarka baristayaasha, shaqo-abuurka dhalinyarada iyo mustaqbalka coffee-ga Soomaaliya.\nWaxaad sidoo kale ku ogaan doontaa sida Banaadiri Coffee u xulato coffee-ga, noocyada kala duwan ee bunka, xirfadda barista iyo su’aasha weyn: Soomaaliya coffee ma lagu beeri karaa?\nTime Codes\n00:00 – Hordhac\n01:56 – Bilowga Banaadiri Coffee\n06:52 – Dib ugu soo laabashadii dalka ee Banaadiri Coffee\n10:15 – Maxaa ku dhacay konteenarkii bunka ee ay keeneen bilowgii?\n15:38 – Furitaanka xarunta tababarka Barista\n20:16 – Dagaalkii Bunka ee lagu guuleystay\n23:00 – Xarunta tababarka Banaadiri Coffee iyo xalka shaqo la’aanta\n29:09 – Sidee Banaadiri Coffee u xushaan coffee-ga?\n35:15 – Noocyada Coffee-ga iyo awooddiisa\n37:00 – Mustaqbalka Banaadiri Coffee\n42:26 – Qiimaha barashada Coffee sameynta\n48:36 – Soomaaliya Coffee ma lagu beeri karaa?\nHaddii aad xiiseyneyso ganacsiga, coffee-ga, shaqo-abuurka dhalinyarada iyo fursadaha cusub ee Soomaaliya, wareysigan ha moogaan.","thumbnail_url":"https://img.transistorcdn.com/yMae5ds0q-nj-2NvOhEBeezEf23pWXKM9rjpbHIO1Yc/rs:fill:0:0:1/w:400/h:400/q:60/mb:500000/aHR0cHM6Ly9pbWct/dXBsb2FkLXByb2R1/Y3Rpb24udHJhbnNp/c3Rvci5mbS8yMjlk/ZGJjMWZiMjA5Mzkw/OTEwOTUxYzEwNTkx/NTc0ZC5wbmc.webp","thumbnail_width":300,"thumbnail_height":300}