{"type":"rich","version":"1.0","provider_name":"Transistor","provider_url":"https://transistor.fm","author_name":"Miizaan","title":"S1 E12: Mucaaradka Maxay Rabaan? Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo sharraxay","html":"<iframe width=\"100%\" height=\"180\" frameborder=\"no\" scrolling=\"no\" seamless src=\"https://share.transistor.fm/e/c0f3e585\"></iframe>","width":"100%","height":180,"duration":5803,"description":"Maxaa ka socda siyaasadda Soomaaliya? Maxay mucaaradku uga cabanayaan dowladda? Maxaa sababay xiisaddii Muqdisho ka dhacday?\nQeybtan Miizaan Podcast, waxaan ku wareysaneynaa hoggaamiyaha xisbiga Xisbiga Wadajir, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Musharrax madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.Waxaa daadaihinaya Cali Nuur Salaad iyo Xuseen Cabdi Aadan.\nWareysigan, Cabdiraxmaan Cabdishakuur wuxuu si faahfaahsan uga hadlay:\nXiisaddii Muqdisho iyo sababaha keenay\nMuranka doorashooyinka Soomaaliya\nEedaha la xiriira arrinta dhulka\nMudaharaadyada mucaaradka\nHub-ka-dhigista iyo amniga caasimadda\nWadahadallada u socda dowladda iyo mucaaradka\nWuxuu sidoo kale ka hadlay aragtidiisa ku saabsan hoggaanka Hassan Sheikh Mohamud, sharciyadda doorashooyinka, iyo mustaqbalka siyaasadda Soomaaliya.\nDaawo wareysiga oo dhan si aad u fahanto halka uu marayo muranka siyaasadeed ee Soomaaliya.\nTimecode\n00:00 Hordhac\n02:28 Isku dhacyadii Dowladda iyo Mucaaradka\n18:41 Hub-ka-dhigista\n29:40 Mudaharaadkii isu beddelay dagaalka\n42:08  Wadahadallada & dhexdhexaadinta\n1:05:58 Mucaradka doorsaho nuucee ah ayeey rabaan?\n1:11:36 Odayasha uu u yaqaano “fadlan lacag ku shubo”.\n1:14:54 Ma loo diiday Farmaajo in uu isbahaysiyada mucaardka ku biiro?\n1:16:49 Maxaa kala gaaray isaga iyo Farmaajo?\n1:22:24 Turkiga iyo rajada wadahadalka\n1:25:37 Muxuu Galmudug doorashadeeda ka aaminsan yihiin?\n📍 Subscribe:    / @dawan_tv\n💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka\n🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!\nhttps://www.dawan.so/\nhttps://www.dawan.africa\nhttps://www.bawaba.africa","thumbnail_url":"https://img.transistorcdn.com/rVft4WqldSVfaL761JvrUns6Dq-7538YQAgl6Kan9Tk/rs:fill:0:0:1/w:400/h:400/q:60/mb:500000/aHR0cHM6Ly9pbWct/dXBsb2FkLXByb2R1/Y3Rpb24udHJhbnNp/c3Rvci5mbS9kODE0/NDNlYjRkOTE5MWRl/YTdkYjFmMzEwZTRh/ZDg0OC5wbmc.webp","thumbnail_width":300,"thumbnail_height":300}