{"type":"rich","version":"1.0","provider_name":"Transistor","provider_url":"https://transistor.fm","author_name":"Irmaan","title":"S1 E7: Irmaan Podcast | Shaqaale iyo Loo-shaqeeye: Yaa Qaldan? | Maxamed Jibriil","html":"<iframe width=\"100%\" height=\"180\" frameborder=\"no\" scrolling=\"no\" seamless src=\"https://share.transistor.fm/e/cf36f781\"></iframe>","width":"100%","height":180,"duration":2348,"description":"Shaqaale iyo loo-shaqeeye—yaa qaldan marka uu khilaaf yimaado?\nQaybtan Irmaan Podcast waxaan ku martiqaadnay Maxamed Jibriil, oo ah lataliye ganacsi la shaqeeya shirkado Soomaaliyeed. Waxaan si qoto dheer uga wada hadalnay xaaladda shaqo la’aanta Soomaaliya, caqabadaha u dhexeeya shaqaalaha iyo loo-shaqeeyayaasha, xuquuqda shaqaalaha iyo sababaha keena in shaqaaluhu shaqada ka tagaan.\nMaxamed Jibriil wuxuu sidoo kale sharxayaa halka ay salka ku hayso shaqo la’aanta dhalinyarada Soomaaliyeed, muhiimadda tababarka shaqaalaha iyo tallaabooyinka ay tahay inay qaadaan shirkadaha iyo shaqaaluhuba si loo helo jawi shaqo oo wanaagsan.\nTimecode:\n00:00 Hordhac\n01:30 Xaaladda shaqada la’aanta Soomaaliyeed\n02:40 Mushkiladda Shaqaalaha iyo loo shaqeeyaha\n09:45 Shaqa la’aanta dhalinyarada Soomaaliyeed\n11:48 Sharciga Shaqaalaha\n16:34 yaa qaldan shaqaalaha iyo milkiilaha marka ay timaado shaqa ka tagis?\n26:45 maxaa asal u ah shaqa la’aanta?\n29:12 Shaqada Baariistanimada iyo Soomaalida\n33:34 Fariinta Maxamed Jibriil ee shaqaalaha iyo shirkadaha \nDaawo wareysiga oo dhammeystiran, kadibna nala wadaag aragtidaada:","thumbnail_url":"https://img.transistorcdn.com/yMae5ds0q-nj-2NvOhEBeezEf23pWXKM9rjpbHIO1Yc/rs:fill:0:0:1/w:400/h:400/q:60/mb:500000/aHR0cHM6Ly9pbWct/dXBsb2FkLXByb2R1/Y3Rpb24udHJhbnNp/c3Rvci5mbS8yMjlk/ZGJjMWZiMjA5Mzkw/OTEwOTUxYzEwNTkx/NTc0ZC5wbmc.webp","thumbnail_width":300,"thumbnail_height":300}