{"type":"rich","version":"1.0","provider_name":"Transistor","provider_url":"https://transistor.fm","author_name":"Miizaan","title":"S1 E8: Maxaa Fashiliyay Wadahadalladii Dowladda iyo Mucaaradka?","html":"<iframe width=\"100%\" height=\"180\" frameborder=\"no\" scrolling=\"no\" seamless src=\"https://share.transistor.fm/e/f69726b0\"></iframe>","width":"100%","height":180,"duration":5639,"description":"Cabdikariim Xuseen Guuleed ma isku diyaarinayaa xilka Ra’iisul Wasaaraha? Maxaa ka qaldan doodda doorashada? Mucaaradku maxay rabaan, xaggeese wax marayaan?\nQeybtaan Miizaan Podcast, waxaan ku wareysaneynaa Madaxweynihii hore ee Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed, oo si faahfaahsan uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, doodda doorashooyinka, aragtida mucaaradka, wadahadallada socda, siyaasadda Galmudug, muranka dhulka dowladda, iyo mustaqbalka xisbiga Haybad Qaran.\nWareysigan wuxuu sidoo kale iftiiminayaa su’aalo muhiim ah oo ay dad badan is weydiinayaan:\nCabdikariim Guuleed ma isku diyaarinayaa xil Ra’iisul Wasaare?\nMaxaa ka qaldan hannaanka doorashada?\nMucaaradku maxay rabaan?\nWadahadallada siyaasadeed xaggee marayaan?\nDoorashada Galmudug sidee ayuu u arkaa?\nHaybad Qaran yaa musharrax uga ah Galmudug?\nMuranka dhulka dowladda maxaa sal u ah?\nMucaaradku maxay ka qabaan maamulka dhulka?\nXisbiga Haybad Qaran muxuu ku tashanayaa?\nDaawo wareysiga oo dhan si aad u fahanto aragtida Cabdikariim Guuleed ee ku saabsan siyaasadda dalka, doorashooyinka, Galmudug, dhulka dowladda iyo mustaqbalka mucaaradka Soomaaliya.\nHosted by: Hussain Abdi Adan and Alinur Salad.\nProduction: All rights reserved by Dawan Media.\n🔔 HA SEEGIN XALQADAHA SOO SOCDA\nRiix SUBSCRIBE oo daar  ogeysiiska (🔔) si aad ugu horrayso markaan\nsoo bandhigno martida xigta — siyaasiyiin, falanqeeyayaal, iyo  siyaasadda Soomaaliya.\n📍 Subscribe:    / @dawan_tv\n💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka\n🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!\nhttps://www.dawan.so/\nhttps://www.dawan.africa\nhttps://www.bawaba.africa\n━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━\n📲 NALA SOO XIRIIR\n🌐  Website:    https://dawan.so/\n📘  Facebook:   /DawanTV\n🐦  X/Twitter:  @DawanTV\n📸  Instagram:  @DawanTV\n🎵  TikTok:     @DawanTV","thumbnail_url":"https://img.transistorcdn.com/rVft4WqldSVfaL761JvrUns6Dq-7538YQAgl6Kan9Tk/rs:fill:0:0:1/w:400/h:400/q:60/mb:500000/aHR0cHM6Ly9pbWct/dXBsb2FkLXByb2R1/Y3Rpb24udHJhbnNp/c3Rvci5mbS9kODE0/NDNlYjRkOTE5MWRl/YTdkYjFmMzEwZTRh/ZDg0OC5wbmc.webp","thumbnail_width":300,"thumbnail_height":300}