Daryeel

Dhiig-karka waxaa inta badan loogu yeeraa “dilaaga qarsoon”, sababtoo ah qofku wuu qabi karaa muddo dheer isagoo aan dareemin calaamado muuqda. Haddana, haddii aan la ogaan ama aan la xakameyn, wuxuu sababi karaa dhibaatooyin culus oo caafimaad.

Xalqaddan Daryeel Podcast ee ka baxda Dawan, waxaan ku martiqaadnay Dr. Abdullahi Jamac Abib, dhakhtar ku takhasusay cudurrada guud iyo uur-ku-jirta, kana tirsan Cisbitaalka SIMAN.

Waxaan ka hadleynaa waxa uu yahay dhiig-karka, dadka ugu nugul, sida lagu ogaan karo, qataraha ka dhalan kara haddii la iska dhago-tiro, iyo muhiimadda ay leedahay in qofku si joogto ah ula socdo caafimaadkiisa.

Timecodes

00:00 Hordhac
02:11 Dilaaga Qarsoon: Dhiig-karka iyo xaaladihiisa
05:36 Sidee qofka qaba dhiig-karka ku ogaan karaa?
08:50 Yaa u nugul in uu ku dhaco dhiig-karka?
12:46 Sidee looga hortagi karaa dhiig-karka?
15:31 Maxay yihiin dhibaatooyinka dhiig-karka?
20:45 Carruurta ma ku dhacaa cudurkan?
22:35 Gabagabo

Hashtags

#DaryeelPodcast #Dawan #DhiigKarka #Caafimaad #Somalia #SomaliHealth #DrAbdullahiJamacAbib #Hypertension #CaafimaadkaBulshada

What is Daryeel?

Daryeel, meaning "Care" in Somali is the first dedicated Somali-language health podcast, brought to you by Dawan Media.
Hosted by Dr. Ubah Farah, a pediatrician with over 20 years of experience in clinical practice, government leadership, and international health organizations, Daryeel delivers trusted, evidence-based health conversations designed for Somali families everywhere.
Each week, Dr. Ubah sits down with leading doctors, public health experts, researchers, and everyday Somalis to explore the health issues that shape our lives maternal and child health, immunization, nutrition, mental wellness, chronic disease, reproductive health, and the unique challenges facing the Somali diaspora.
No jargon. No barriers. Just honest, culturally grounded conversations that put knowledge - and care - back into the hands of Somali households.
🎧 New episodes every week. Subscribe, listen, and share.
Daryeel: Caafimaadkaagu waa hantidaada. (Your health is your wealth.)