Toddobaadkan Politiko 360 waxaan ku falanqaynaynaa muranka doorashooyinka Soomaaliya: jadwalka doorashada ee guddiga, khudbadda Madaxweynaha ee ahayd "talo dhexda la soo dhigaayo ma jirto," iyo digniinaha mucaaradka ee ku saabsan doorasho barbar socota (parallel process) oo dalka u horseedi karta laba madaxweyne iyo laba baarlamaan.
Barnaamijka waxaa wada Alinur Salad, waxaana la falanqaynaya:
• Xuseen Cabdi Aadan – tifaftiraha arrimaha doorashooyinka, Dawan Media
• Maxamed Guure – Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda, Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya
Time Code:
00:00 Hordhac iyo martida barnaamijka
02:32 Toddobaadkan: jadwalka doorashada ee guddiga iyo khudbadda madaxweynaha
04:49 Digniinaha mucaaradka: warqadda Farmaajo iyo isbahaysiyada kale
06:03 "Talada dhexda la soo dhigo" – yaa ah saamilayda siyaasadeed?
10:05 Laba nooc oo mucaarad: xisbiyo diiwaangashan iyo musharrixiin
13:43 Jadwalka doorashada iyo muddooyinka sharciga: ma shaqayn doonaa?
18:28 Nidaamka doorashada iyo xaaladda Jubbaland & Puntland
23:14 Xulashooyinka mucaaradka iyo khatarta "parallel process"
27:53 Ma suurtagal baa doorasho barbar socota? Musharrixiinta iyo kursiga
35:05 Cabsida colaadda, rajada wadahadallada November iyo gabagabo
Ka qayb qaado doodda: maxaad u malaynaysaa, ma la gaari doonaa heshiis doorasho? Fikirkaaga ku qor faallooyinka.
👍 Like garee, la wadaag, oo subscribe garee si aadan u seegin qaybaha soo socda.
📍 Subscribe: @dawan_tv
💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka
🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!
🌐 https://www.dawan.so/
🌐 https://www.dawan.africa
🌐 https://www.bawaba.africa
📱 Download Dawan App Today:
https://onelink.to/5vv232
#Politiko #Soomaaliya #DoorashadaSoomaaliya #Somalia #SomaliPolitics #Muqdisho #Siyaasad