Irmaan

Yaa iska leh New Muqdisho? Maxuu yahay Mashruuca Muqdishada Cusub? Sidee ayuu u shaqeyn doonaa maalgelintiisu, maxaase doorka Bangiyada Soomaaliya ku jira?
Qeybtaan Irmaan Podcast, waxaan ku wareysaneynaa Abdirahmaan Ali, oo si faahfaahsan uga hadlay fikradda New Muqdisho, xaaladda Bangiyada Soomaaliya, Mobile Money, maalgelinta mashaariicda, caqabadaha dhismaha, shaqo la’aanta dhalinyarada, iyo sida mashruucan uu qeyb uga noqon karo isbeddel dhaqaale iyo mid magaalo oo ka dhaca Soomaaliya.
Wareysigan wuxuu sidoo kale iftiiminayaa su’aalo muhiim ah oo ay dad badan is weydiinayaan:
Yaa iska leh New Muqdisho?
Sidee loo maalgelinayaa?
Imisa ayuu yahay halka share?
Maxaa caqabad ku noqon kara mashruuca?
Bangiyada Soomaaliya heerkee ayay maanta marayaan?
Mobile Money faa’iido ma yahay mise caqabad?
Mashruucan ma abuuri karaa shaqooyin cusub?
Daawo wareysiga oo dhan si aad u fahanto fursadaha, caqabadaha iyo mustaqbalka Mashruuca Muqdishada Cusub.
Timecodes
00:00 Hordhac
02:00 Taariikhda Abdirahmaan Ali
03:15 Xaalka Bangiyada Soomaaliya
10:15 Heerka Bank-yada Soomaaliya halkee ayuu marayaa?
14:38 Mobile Money: dhibaato miyaa mise faa’iido?
25:15 Maxaa keena in lacagta cash-ka la isticmaalo?
30:27 Maalgelinta Bank-yada ee mashaariicda
36:02 Maxaa waaye fikradda New Muqdisho?
49:44 Yaa la tartamaya New Muqdisho?
53:03 Sidee ayay u kala horeeyaan dhismaha mashaariicda?
1:02:00 Xalka iyo caqabadaha maalgelinta isbeddelka cimilada
1:13:34 New Muqdisho iyo xalka shaqo la’aanta Soomaaliya
1:24:40 Farqiga lacagta dhismaha iyo faa’iidada
1:32:04 Imisa waaye halka share? Iyo maalgelinta
1:45:57 Caqabadaha Mashruuca New Muqdisho
1:57:07 Maxay ka baqaan dadka Soomaaliyeed?
2:02:55 Maxaa iska beddelay filashada fikraddiisa?
2:06:13 Gabagabo

What is Irmaan?

rmaan Podcast by Dawan Media is a business and entrepreneurship show spotlighting the builders, innovators, founders, and CEOs shaping Somalia’s economic future.
Each episode features a candid conversation with leaders behind some of the most successful Somali companies — from fintech pioneers and logistics disruptors to retail giants, agribusiness visionaries, healthcare innovators, media entrepreneurs, and technology startups.
The show dives deep into how great Somali companies are built — the early struggles, bold risks, turning points, and lessons behind growth and resilience. We explore funding journeys, leadership decisions, corporate culture, product innovation, customer challenges, and strategic execution in one of the world’s most dynamic emerging markets.
Irmaan tells real stories of Somali entrepreneurship — the wins, the failures, the persistence — offering practical insights, inspiration, and a playbook for the next generation of founders.
Produced by Dawan Media, Mogadishu.