Miizaan

Ku soo dhawaada xalqo gaar ah iyo wareysi xiiso leh oo ka tirsan Miisaan Podcast! Wareysigan oo ah kii ugu horreeyey ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, siiyo warbaahinta Soomaaliga intii uu xafiiska joogay muddada afarta sano ah ee termka labaad. waxaa daadaihinaya Cali Nuur Salaad iyo Xuseen Cabdi Aadan.

Madaxweynaha ayaa si qoto dheer uga jawaabay su'aalo xasaasi ah oo ku saabsan xaaladda dalka, siyaasadda, amniga, iyo mustaqbalka Soomaaliya.

---

 📌 Qodobada ugu Muhiimsan ee Wareysiga:

Iskodhaca Mucaaradka iyo Amniga Caasimadda:Maxaa ka dhacay Muqdisho todobaadkii la soo dhaafay? Ma laga baaqsan karay fowdada, iyo waa kee cadowga dibadda ee dowladda ay farta ku fiiqayso?
Dastuurka iyo Doorashooyinka:Maxay ku kala duwan yihiin dowladda iyo mucaaradka? Madaxweynaha ayaa ka hadlay dib-u-eegista Dastuurka iyo qorshaha doorashooyinka "Qof iyo Cod" ah.

Xiriirka Somaliland iyo Arrimaha Geopolitika:Maxay tahay saameynta dhabta ah ee warkii sheegayay in Somaliland ay aqoonsatay Israel?

Muranka Dhulka ee Muqdisho: Sidee loogu jawaabay eedeymaha ku saabsan in dowladda ay iibsanayso dhulka danta guud, maxayse tahay ujeeddada ka dambaysa nidaaminta jidadka?

Kheyraadka Dalka Shidaalka iyo Macdanta: Maxaa dowladda Turkiga loogu doortay baarista shidaalka badda Soomaaliya, loogana tagay shirkadihii waaweynaa ee Seven Sisters?

Dagaalka Al-Shabaab iyo Ciidanka Cirka iyo Badda: Halkuu marayaa gulufta dagaal ee dib u xoraynta dalka iyo dhismaha ciidammada casriga ah?

Xiriirka Mareykanka iyo Donald Trump:Maxay tahay saameynta khudbadaha madaxweyne Trump ee Soomaalida iyo xayiraadaha fiisaha?

 🔔 Haddii aad ka heshid barnaamijkan, fadlan SUBSCRIBE dheh, LIKE-na saar, si aad u heshid wareysiyada dambe ee muhiimka ah!

#XasanSheekh #MiisaanPodcast #CaliNuurSalaad #Soomaaliya #Mogadishu #SiyaasaddaSoomaaliya #Doorashooyinka #Dastuurka


Time Code
00:00 Hordhac
03:28 Ammaanka
25:57 Doorashooyinka
34:57 Wadahadallada
39:32 Dastuurka
49:46 Aqoonsiga Israel ee Soomaaliland
58:26 La dagaallanka Alshabaab
01:04:25 Mareykanka
01:07:56 Dhulalka
01:16:43 Shidaalka

📍 Subscribe:    / @dawan_tv
💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka
🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!
https://www.dawan.so/
https://www.dawan.africa
https://www.bawaba.africa

What is Miizaan?

Miizaan Podcast, produced by Dawan Media, delivers in-depth analysis of Somalia’s politics, economy, security, and governance, as well as key developments across the Horn of Africa.
Each episode features interviews, debates, and expert insights, exploring complex national and regional issues through balanced, evidence-based journalism.
Miizaan aims to weigh perspectives fairly, giving voice to leaders, analysts, and citizens shaping Somalia’s democratic and developmental journey. It’s a space for critical thinking, informed dialogue, and independent reporting.