Daryeel

Sidee bulshada Soomaaliyeed u aragtaa dadka la nool xanuunnada maanka? Maxaa qofka laga aaminsan yahay marka uu la kulmo dhibaato nafsi ah? Maxay tahay sababta mararka qaar dadka loogu geeyo cilaaj halkii loo raadin lahaa daaweyn caafimaad oo takhasus leh?

Xalqaddan 3-aad ee Daryeel Podcast, oo ka baxda Dawan Media, waxaa marti ku ah Dr. Abdifatah Haji Daud, Dhakhtar ku takhasusay Cilmi-nafsiga. Waxaa daadihineysa Dr. Ubah Farah Ahmed.

Wareysigan wuxuu diiradda saaraya caafimaadka maanka, fahamka bulshada, is-dilka, hurdo la’aanta, walbahaarka, qaadka, khamriga, iyo sida cudurrada nafsiga ah loogu baahan yahay in loola dhaqmo si la mid ah cudurrada jirka ku dhaca.
Timecode

00:00 hordhac
01:53 Qiyaasaadka Caafimaadka Maanka
10:36 qeybaha waalida ama caafimaadka dhimirka
18:26 caalamadaha lagu garto Waalida
26:24 Yaa ugu nugul cudurada dhimirka?
32:31 Maxaa keenay in Soomaalida u uku bato cudurada maanka?
40:35 Maxaa ka dhaxeeya cudurada dhimirka, Sixirka iyo jinka?
48:19 Intee ayay la egtahay dadka isdila
53:12 Qaadashada Daroogada iyo cudurka dhimirka maxaa ka dhaxeeya?
1:00:40 Maxaa dhacaya hadii qofka laga daaweyn waayo Cudurada Maskaxda?
1:02:44 Talada Dhaqtarka ee Cudurka dhimirka
1:07:58 Gabagabo

πŸ”” HA SEEGIN XALQADAHA SOO SOCDA

Riix SUBSCRIBE oo daar  ogeysiiska (πŸ””) si aad ugu horrayso markaan
soo bandhigno martida xigta β€” siyaasiyiin, falanqeeyayaal, iyo  siyaasadda Soomaaliya.

πŸ“ Subscribe:    / @dawan_tv
πŸ’¬ Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka
πŸ”” Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!
https://www.dawan.so/
https://www.dawan.africa
https://www.bawaba.africa

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

πŸ“² NALA SOO XIRIIR

🌐  Website:    https://dawan.so/
πŸ“˜  Facebook:   /DawanTV
🐦  X/Twitter:  @DawanTV
πŸ“Έ  Instagram:  @DawanTV
🎡  TikTok:     @DawanTV

What is Daryeel?

Daryeel, meaning "Care" in Somali is the first dedicated Somali-language health podcast, brought to you by Dawan Media.
Hosted by Dr. Ubah Farah, a pediatrician with over 20 years of experience in clinical practice, government leadership, and international health organizations, Daryeel delivers trusted, evidence-based health conversations designed for Somali families everywhere.
Each week, Dr. Ubah sits down with leading doctors, public health experts, researchers, and everyday Somalis to explore the health issues that shape our lives maternal and child health, immunization, nutrition, mental wellness, chronic disease, reproductive health, and the unique challenges facing the Somali diaspora.
No jargon. No barriers. Just honest, culturally grounded conversations that put knowledge - and care - back into the hands of Somali households.
🎧 New episodes every week. Subscribe, listen, and share.
Daryeel: Caafimaadkaagu waa hantidaada. (Your health is your wealth.)