Maxaa ka socda siyaasadda Soomaaliya? Maxay mucaaradku uga cabanayaan dowladda? Maxaa sababay xiisaddii Muqdisho ka dhacday?
Qeybtan Miizaan Podcast, waxaan ku wareysaneynaa hoggaamiyaha xisbiga Xisbiga Wadajir, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Musharrax madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.Waxaa daadaihinaya Cali Nuur Salaad iyo Xuseen Cabdi Aadan.
Wareysigan, Cabdiraxmaan Cabdishakuur wuxuu si faahfaahsan uga hadlay:
Xiisaddii Muqdisho iyo sababaha keenay
Muranka doorashooyinka Soomaaliya
Eedaha la xiriira arrinta dhulka
Mudaharaadyada mucaaradka
Hub-ka-dhigista iyo amniga caasimadda
Wadahadallada u socda dowladda iyo mucaaradka
Wuxuu sidoo kale ka hadlay aragtidiisa ku saabsan hoggaanka Hassan Sheikh Mohamud, sharciyadda doorashooyinka, iyo mustaqbalka siyaasadda Soomaaliya.
Daawo wareysiga oo dhan si aad u fahanto halka uu marayo muranka siyaasadeed ee Soomaaliya.
Timecode
00:00 Hordhac
02:28 Isku dhacyadii Dowladda iyo Mucaaradka
18:41 Hub-ka-dhigista
29:40 Mudaharaadkii isu beddelay dagaalka
42:08 Wadahadallada & dhexdhexaadinta
1:05:58 Mucaradka doorsaho nuucee ah ayeey rabaan?
1:11:36 Odayasha uu u yaqaano “fadlan lacag ku shubo”.
1:14:54 Ma loo diiday Farmaajo in uu isbahaysiyada mucaardka ku biiro?
1:16:49 Maxaa kala gaaray isaga iyo Farmaajo?
1:22:24 Turkiga iyo rajada wadahadalka
1:25:37 Muxuu Galmudug doorashadeeda ka aaminsan yihiin?
📍 Subscribe: / @dawan_tv
💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka
🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!
https://www.dawan.so/https://www.dawan.africahttps://www.bawaba.africa