Miizaan

Kusoo dhawaada xalqad xasaasi ah oo kamid ah Miizaan Podcast, oo si toos ah idin kaaga imaanaysa magaalada Jowhar!

Xalqadaan oo ay daadihinayaan Ali Nur Salad, iyo Xuseen Cabdi Aadan waxaan marti ku ah Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Ali Abdullahi Hussein (Ali Guudlaowe).

Waxaan si qoto dheer u weydiinay su'aalo khuseeya:

Xaaladda amniga ee Jowhar iyo dhibaatada jidka isku xira Muqdisho iyo Jowhar (90km).

Isbaarooyinka iyo amniga wadooyinka Hirshabelle.

Miisaaniyadda, canshuuraha, iyo daah-furnaanta maamulka dhaqaalaha.

Mashaariicda xasilinta ee laga fuliyay deegaanadii laga xoreeyay cadowga.

Muddadii uu xafiiska joogay maxaa u qabsoomay maamulka Hirshabelle, maxaase dhiman? Daawasho wacan!

La wadaag asxaabtaada, na sii saar Subscribe si aadan u seegin xalqadaha dambe!

Time Codes
00:00 - Hordhaca Miizaan Podcast iyo Soo dhawaynta Martida (Jowhar)
01:39 - Arrimaha Amniga:
06:16 - Maamul Daadejinta Hirshabeelle
12:39 - Mashaariicda Hirshabeelle
28:15 - Isbaarooyinka
29:11 - Dakhliga Hirshabeelle
30:09 - Doorsahooyinka
33:48 - Ali Guudlaawe Musharrax miyaa?
37:44 - Intee daggen yihiin Masuuliyiinta Hirshabeelle?

📍 Subscribe:    / @dawan_tv
💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka
🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!
https://www.dawan.so/
https://www.dawan.africa
https://www.bawaba.africa

What is Miizaan?

Miizaan Podcast, produced by Dawan Media, delivers in-depth analysis of Somalia’s politics, economy, security, and governance, as well as key developments across the Horn of Africa.
Each episode features interviews, debates, and expert insights, exploring complex national and regional issues through balanced, evidence-based journalism.
Miizaan aims to weigh perspectives fairly, giving voice to leaders, analysts, and citizens shaping Somalia’s democratic and developmental journey. It’s a space for critical thinking, informed dialogue, and independent reporting.