Miizaan

Cabdikariim Xuseen Guuleed ma isku diyaarinayaa xilka Ra’iisul Wasaaraha? Maxaa ka qaldan doodda doorashada? Mucaaradku maxay rabaan, xaggeese wax marayaan?

Qeybtaan Miizaan Podcast, waxaan ku wareysaneynaa Madaxweynihii hore ee Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed, oo si faahfaahsan uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, doodda doorashooyinka, aragtida mucaaradka, wadahadallada socda, siyaasadda Galmudug, muranka dhulka dowladda, iyo mustaqbalka xisbiga Haybad Qaran.

Wareysigan wuxuu sidoo kale iftiiminayaa su’aalo muhiim ah oo ay dad badan is weydiinayaan:

Cabdikariim Guuleed ma isku diyaarinayaa xil Ra’iisul Wasaare?
Maxaa ka qaldan hannaanka doorashada?
Mucaaradku maxay rabaan?
Wadahadallada siyaasadeed xaggee marayaan?
Doorashada Galmudug sidee ayuu u arkaa?
Haybad Qaran yaa musharrax uga ah Galmudug?
Muranka dhulka dowladda maxaa sal u ah?
Mucaaradku maxay ka qabaan maamulka dhulka?
Xisbiga Haybad Qaran muxuu ku tashanayaa?

Daawo wareysiga oo dhan si aad u fahanto aragtida Cabdikariim Guuleed ee ku saabsan siyaasadda dalka, doorashooyinka, Galmudug, dhulka dowladda iyo mustaqbalka mucaaradka Soomaaliya.

Hosted by: Hussain Abdi Adan and Alinur Salad.
Production: All rights reserved by Dawan Media.

🔔 HA SEEGIN XALQADAHA SOO SOCDA

Riix SUBSCRIBE oo daar  ogeysiiska (🔔) si aad ugu horrayso markaan
soo bandhigno martida xigta — siyaasiyiin, falanqeeyayaal, iyo  siyaasadda Soomaaliya.

📍 Subscribe:    / @dawan_tv
💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka
🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!
https://www.dawan.so/
https://www.dawan.africa
https://www.bawaba.africa

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

📲 NALA SOO XIRIIR

🌐  Website:    https://dawan.so/
📘  Facebook:   /DawanTV
🐦  X/Twitter:  @DawanTV
📸  Instagram:  @DawanTV
🎵  TikTok:     @DawanTV

What is Miizaan?

Miizaan Podcast, produced by Dawan Media, delivers in-depth analysis of Somalia’s politics, economy, security, and governance, as well as key developments across the Horn of Africa.
Each episode features interviews, debates, and expert insights, exploring complex national and regional issues through balanced, evidence-based journalism.
Miizaan aims to weigh perspectives fairly, giving voice to leaders, analysts, and citizens shaping Somalia’s democratic and developmental journey. It’s a space for critical thinking, informed dialogue, and independent reporting.